Dhalinyaro kasoo baxsatay Askartii loo qaaday Eritrea oo gaaray Garowe, kana hadlay..

Qaar ka mid ah dhalinyaro ka tirsan askartii dowladda Soomaaliya tababarka ugu qaaday dalka Eritrea oo ka soo baxsaday xeryihii ay ku jireen ayaa soo gaaray Magaalada Garoowe ee caasimada Puntland, shir jaraaid-na ku qabtay halkaas. Waxay sheegeen in socdaal dheer oo dhulka ah ay ku soo mareen gobolada Itoobiya ayna la soo kulmeen silic … Continue reading Dhalinyaro kasoo baxsatay Askartii loo qaaday Eritrea oo gaaray Garowe, kana hadlay..